Fursad Qaaliya: Dugsiga Amaano Quran oo qaadanaysa arday cusub oo la bari doono higaadda, quraanka iyo caqiidada islaamka

WhatsApp:  +252634484123 Amaano Quran Online waa dugsi quraan online ah oo loogu talo galay qurbajoogta soomaaliyeed , meelkasta oo ay kaga nool yihiin adduunka .   Dugsiga waxa wax ka baran kara Caruurta iyo dadka waaweyn labadaba.   Dugsigu waxa uu fursado gaar ah u hayaa waalidiinta qurbaha kunool ee dhibka badani ka haysto tarbiyadda … Continue reading Fursad Qaaliya: Dugsiga Amaano Quran oo qaadanaysa arday cusub oo la bari doono higaadda, quraanka iyo caqiidada islaamka